Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Booliiska Spain oo baaraya warqad la helay ka dib qarax la gaystay

Ciidamada booliiska ee dalka Spain ayaa baaritaano sameynaya ka dib markii la helay warqad la soo dhigay bannaanka saldhigga ciidamada hawada ee magaalada Madrid. Saraakiisha...

Ruushka oo Maraykanka iyo NATO ku eedeyay inay qayb ka yihiin dagaalka Ukraine

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Sergey Lavrov oo wareysi bixiyay ayaa dowladda Maraykanka iyo gaashaanbuurta NATO ku eedeyay inay qayb ka yihiin...

ISIS oo xaqiijisay dilka hoggaamiyahooda

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in la dilay Abu Al-xassan al-Hashemi al-Quraishi oo ka mid ahaa madaxda kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee ISIS. Xukuumadda Washington...

18 qof oo loo maxkamadeynaya weerar 2016 ka dhacay Ivory Coast

Waxaa maanta dalka Ivory Coast dacwad ku wajahaya 18 qof oo loo haysto weerar argagixiso oo dhacay sanadkii 2016-kii. Weerarkaasi ayaa lagu bartilmaameedsaday xeeb loo...

Dibadbaxyada ka socdo Iiraan oo ay ku dhinteen in ka badan 400 oo qof

Ciidamada ammaanka ee dalka Iiraan ayaa dilay ugu yaraan 448 qof oo ka qayb qaatay dibadbaxyada wadankaasi ka socdo. Waxaa sidatan sheegtay kooxda xuquuqul insaanka...

Madaxweynihii hore ee Shiinaha oo geeriyooday

Waxaa lagu soo warramayaa inuu geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Shiinaha Jiang Zemin, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee wadankaasi. Jiang Zemina ayaa geeriyooday duhurnimadii...

Madaxweynaha Faransiiska oo safar ku tagaya Maraykanka

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta Maraykanka ku tagi doono booqasho rasmi oo saddex cisho ah. Waxaa la filayaa in isaga iyo dhigiisa xukuumadda...

Israa’iil oo 3 qof ku dishay Daanta Galbeed

Dowladda Falastiin ayaa sheegtay in saddex qof oo ka mid ah muwaadiniinteeda oo labo ay walaalo ahaayeen lagu dilay weerar ciidamada Israa’iil ay ka...

Madaxweynihii hore ee Comoros oo lagu xukumay xabsi daa’in

Maxkamad ku taalla dalka Comoros ayaa xabsi daa'in ah ku xukuntay madaxweynihii hore ee wadankaasi Axmad Cabdalla Sambi, ka dib markii lagu helay dambi...

Gaadiidleyda xamuulka ee Kuuriyada Koonfureed oo lagu amray inay soo afjaraan shaqo joojinta

Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa wadayaasha baabuurta xamuulka ee shaqo joojinta ku guda jiro ku amartay inay dib ugu laabtaan goobihii ay ka howl galayeen. Madaxweyne...

Duullaanka Ruushka ee Ukraine oo galay maalinkii 277-ad

Waxay ilaa iyo hadda 277 cisho ka soo wareegatay duullaanka militari ee ay dowladda Ruushka 24-kii bishii labaad ee sanadkan ku qaaday Ukraine. Ruushka oo...

Dibadbaxyo ka dhacay magaalooyin ka tirsan Shiinaha

Dadweynaha ku nool qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Shiinaha sida Shanghai ayaa mudaharaadyo dhigay. Shacabka ayaa dalbanaya in dowladda ay meesha ka saarto xayiraadaha...
- Advertisment -

Most Read