Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wararka Kenya

DHEGEYSO:Kindiki Oo Difaacay Waxqabadka Dowladda, Kana Hadlay Doorashada 2027

Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Professor Kithure Kindiki, ayaa difaacay waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne William Ruto, isaga oo sheegay in madaxweynuhu fuliyay ballanqaadyadii uu sameeyay...

Kenya oo xaqiijisay kiiskii saddexaad ee Ebola

Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii saddexaad ee cudurka Ebola, nooca loo yaqaan Bundibugyo, kaas oo laga helay haweeney 65 jir ah oo muddo...

Wararka Soomaaliya

Burcad-badeed Soomaali ah oo Dilay Shan Shaqaale oo Saarnaa Markab Saliid Qaadayay

Burcad-badeed ayaa dishay shan shaqaale oo saarnaa markab shidaal siday oo ka babanayay calanka dalka Palau, xilli uu marayay xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegeen...

Soomaaliya oo dalalka Carabta ka dalbatay inay ka caawiyaan hor istaaga aqoonsiga Somaliland

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa dalalka Carabta ugu baaqay inay adeegsadaan xidhiidhkooda iyo...

CAALAMKA

Barnaamijyada

Stay Connected

16,985FansLike
2,458FollowersFollow
61,453SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Make it modern

Latest Reviews

DHEGEYSO:Kindiki Oo Difaacay Waxqabadka Dowladda, Kana Hadlay Doorashada 2027

Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Professor Kithure Kindiki, ayaa difaacay waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne William Ruto, isaga oo sheegay in madaxweynuhu fuliyay ballanqaadyadii uu sameeyay...

Cayaaraha

DHAGEYSO:Dhacdooyinkii bishii 8-aad ee sanadkan

Waxaad ku soo dhawaataan dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee bishii Siddeedaad ee sanadkan ka dhacay dalkani Kenya, Soomaaliya iyo caalamka waxaana soo jeedinaysa Faadumo Ibraahim...

DHAGEYSO:Dhacdooyiinka Garissa ee sanadkan

waxaa inoo eegaya wariyaheen Abdisamad Muxumad Cabdi.

DHAGEYSO:Dhacdooyiinkii Bishii 7-aad ee July

Dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna ee Bishii 7-aad ee July sanadkaan sii dhamaanaya 2023. waxaana inoo haya wariyaheen Bishaar Ahmed Dhaqane

DHAGEYSO:Dhacdooyiinkii Bishii 6-aad ee June

Dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna Bishii 6-aad ee June sanadkaan sii dhamaanaya 2023. Aliaftin Abdi ayaa inoo haya.  

DHAGEYSO:Dhacdooyiinkii Bishii 5-aad ee May

Haatana dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna Bishii 5-aad ee May sanadkaan sii dhamaanaya 2023. Hamdi Gureey ayaa inoo haysa.
- Advertisement -

Holiday Recipes

Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Professor Kithure Kindiki, ayaa difaacay waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne William Ruto, isaga oo sheegay in madaxweynuhu fuliyay ballanqaadyadii uu sameeyay...
Advertismentspot_imgspot_img

Ganacsiga

Caafimaadka

Xikmadaha

Advertismentspot_imgspot_img

Wixii Ugu Dambeeyay

Most Popular

Recent Comments