Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Kuuriyada Koonfureed oo bilaabi doonto soo saaridda tallaalka nooca Novavax ee looga hortaggo COVID-19

Kuuriyada Koofureed ayaa sheegtay maanta inay qorsheyneyso inay billowdo soo saaridda tallaalka nooca Novavax Inc ee looga hortaggo COVID-19 horaanta bisha Lixaad ee sanadkan.Sidoo...

In ka badan 160,000 oo ah xaaladaha cusub ee corona oo laga diiwaangeliyay India

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in ay xaqiijisay xaalado cusub oo ah kuwa cudurka COVID-19 oo gaaraya 168,912.Tirada guud ee kiisaska caabuqa...

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Liibiya oo tagaya Turkiga

Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Liibiya Cabdulxamiid Dbeibeh iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminaya ayaa maanta tagaya dalka Turkiga.Waxaa ay halkaas wada -hadal...

Bisha Ramadaan oo aan laga arag Sacuudiga shalay

Wararka naga soo gaaraya boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan aan halkaas laga xaqiijin.Galinkii hore ee shalay ayay ahayd...

Chad oo ay doorasho madaxtinimo ka socoto

Shacabka wadanka Chad ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorasho ay ugu codeynayaan madaxweyne cusub.Madaxweynaha hadda talada haya ee wadankaas Idriis Deby ayaa doonaya inuu...

21 qof oo ku xanniban goob macdanta laga soo saaro dalka Shiinaha

Wakaaladda wararka ee dowladda Shiinaha ee Xinhua ayaa ku warramaysa in 21 qof oo macdan qodoto ah ay weli ku xanniban yihiin goob macdanta...

Mexico oo laga xaqiijiyay in ka badan 2,000 oo ah dhimasho ka dhalatay COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Mexico ayaa sheegtay in ay diiwaangelisay 2,192 oo ah kiisas dhimasho oo la xiriira cudurka COVID-19.Tani ayaa tirada guud ee...

Booliiska Mozambique oo howlgal ku dilay 36 maleeshiyo

Dowladda dalka Mozambique ayaa sheegtay in ciidaanka dalkaas ay dileen ugu yaraan 36 ka mid ah koox ka dagaalanta dalkaas ka dib markii ciidamada...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 98.58 boqolkiiba codadkii dadweynaha reer Jabuuti ee...

Seyga boqoradda Ingiriiska Prince Phillip oo geeriyooday

Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham.Amiirka ayaa boqoradda oo xilligaas ahayd...

Jabuuti oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta doorashada guud ee dalkaasi

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo abaare 6-di subaxnimo ay furmeen goobaha codbixinta ee guud ahaan dalkaasi.Ismaciil Cumar Geele oo ay...

Thailand oo laga xaqiijiyay in ka badan 500 oo ah xaaladaha cusub ee corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Thailand ayaa maanta shaacisay in ay diiwaangelisay 559 oo ah xaaladaha cusub ee cudurka COVID-19.Tirada guud ee kiisaska caabuqa corona...
- Advertisment -

Most Read