Netanyahu iyo Trump oo ka wada hadlay sidii meesha looga saari lahaa nidaamka Iran

0
60

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay ka go’an tahay sidii meesha looga saari lahaa nidaamka dowladda Iran.
Netanyahu ayaa sheegay in labada hoggaamiye ay dhawaan ka wada hadleen arrintan, isaga oo adkeeyay in ay ka go’an tahay in la gaaro ujeeddadaas.
Hadalka Netanyahu ayaa imanaya xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha u dhexeeya Israa’iil, Mareykanka iyo Iran.