Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Joe Biden oo soo bandhigaya dhaqaalaha loogu tala-galay la tacaalidda isbeddelka cimillada

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu shaaciyo war lagu sheegay mid wanaagsan oo ilaa 100 bilyan oo doolar ay ku kabayaan barnaamijyada...

Maraykanka oo dib u furay safarrada caalamiga ah ee dadka qaatay talaalka

Dowladda Maraykanka ayaa dib u furaysa diyaaradaha rakaabka sida ee ka imaanaya dalalka Shiinaha ,India, Britain iyo wadamo badan oo midowga yurub ka mid...

Mucaaradka Ruushka iyo Midowga Yurub oo ka walaacsan doorashada baarlamaanka

Mucaaradka wadanka Ruushka ayaa been abuur ku tilmaamay doorashada baarlamaanka kadib markii natiijooyinka loo badiyay inay guushu raacday xisbiga Kremlin United Russia ee Madaxweyne...

Folkaano ka qaraxday jasiiradaha canary ee dalka Spain

Markii ugu horaysay muddo 50 sano ah ayaa waxaa ay folkaano ka qarxday jasiirada Canary ee dalka spain Folkaanadaasi ayaa waxaa ay qabsatay quryo iyo...

8 qof oo ku dhimatay weerar ka dhacay jaamacad ku taala dalka Ruushka

Ugu yaraan siddeed qof ayaa dhimatay ka dib markii uu arday rasaas ku furay jaamacad ku taal magaalada Perm ee dalka Ruushka, sida ay...

Israa’iil oo qabatay maxaabiis falastiiniyiin oo baxsadeen

Ciidamada militariga ee Israa'iil ayaa lagu soo warramayaa inay gacanta ku dhigeen dhowr qof oo u dhashay falastiin. Wararka ayaa intaa ku daraya in ugu...

Madaxweynihii hore ee Algeria Abdelaziz Bouteflika oo la aasay

Waxaa maanta la aasay madaxweynihii hore ee wadanka Algeria Cabdelcaziiz Bouteflika oo Jimcihii geeriyooday. Meydka mas’uulkan hore ayaa lagu aasay qubuurta loogu talagalay halyeeyadii xornimada...

Booliska Australia oo xiray ku dhawaad 270 dibadbaxayaal ah

Ciidamada booliska ee dalka Australia ayaa xabsiga dhigay ku dhawaad 270 qof ka dib dibadbaxyo dhacay. 235 oo dadkan ka mid ah ayaa lagu qabtay...

Australia oo gaashaanka u daruurtay inay burisay heshiiskii maraakiibta quusta biyaha ee Faransiiska

Dowlada Australia ayaa gaashaanka u daruurtay inay burisay heshiiskii maraakiibta quusta biyaha ee Faransiiska. Waxay sheegtay inay xukuumadda Paris u muujisay walwal ay bilooyin ka...

Xuutiyiinta Yemen oo dilay 9 qof oo shacab ah

Kooxda Xuutiyiinta ee ka soo horjeeda dowladda Yemen ayaa goob fagaaro ah ku dilay 9 qof oo ay ku eedeyeen inay ka dambeeyeen dil...

Milliteriga Guinea oo diiday in madaxweynihii xukunka laga tuuray uu dalkaasi ka baxo

Militariga dalka Guinea ayaa sheegay in madaxweynihii hore xilka laga tuuray Alpha Conde aan loo ogolaan doonin inuu ka baxo wadankaasi ka dib afgambigii...

Madaxweynihii hore ee dalka Algeria oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Algeria Cabdilcasiis Bouteflika ayaa geeriyooday xalay isagoo 84 sano jir ah, ka dib muddo uu xanuunsanaa. Waxaa sidatan shaaca ka qaaday...
- Advertisment -

Most Read