Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Xisbiyada ANC, Wiper iyo Ford-Kenya oo si rasmi ah isaga baxay NASA

Ka dib markii maalmo ka hor xisbiga ODM uu shaaciyay inuu isaga baxay isbaheysiga NASA ayaa saaxiibadii hore ee ay ka wada tirsanayeen sanadkii...

Dowladda oo xoojisay amniga Laikipia

Dowladda dhexe ayaa adkeysay ammaanka deegaan baarlamaneedka galbeedka Laikipia ka dib falal amni darro oo dhawaan halkaasi ka dhacay. Guddoomiye ku xigeenka dowladda dhexe ku...

Mas’uuliyiinta One Kenya Alliance oo kulan yeelanaya

Waxaa magaalada Nairobi ka billowday shir ay yeelanayaan siyaasiyiinta ku midoobay isbeheysiga la magac baxay One Kenya Alliance (OKA). Kulanka waxaa ka qayb galaya xildhibaanada...

Dowladda oo sheegtay in ardayda dhameeyay dugsiyada hoose dhexe ay dhammaan u gudbayaan dugsiyada sare

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa xaqiijisay in lagu guulaysanayo qorshaha ah in ardayda dhameeyay dugsiyada hoose dhexe ee wadanka ay boqolkiiba boqol u gudbaan...

Booliska oo ka falceliyay dhac laga gaysanayay xaafadda Kilimani ee Nairobi

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada ammaanka ay ka falceliyeen fal xatooyo ah oo laga...

DHAGEYSO:Shacabka Balambala oo u mahadceliyay xildhibaankooda

Qar kamid ah shacabka ku nool balambala ee ismaamulka garissa aya si weyn ugu mahadceliyay xildibankooda ,iyagoona sheegay inuu wax badan u qabtay tan...

Madaxweyne Ku xigeenka dalka William Ruto oo laga hor istaagay inuu dalka ka baxo

Madaxweye ku xigeenka dalka William Ruto ayaa laga hor istaagay inuu wadanka ka ambabaxo oo uu aado dalka Uganda. Arrintan ayaa waxaa si weyn uga...

DHAGEYSO:Kalonzo Musyoka oo la kulmay soomaalida Mombasa

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa magaalada Mombasa kulan kula yeeshay qaar ka mid ah bulshada Soomaalida ee halkaasi ku nool sida uu ku...

Dowladda oo kordhisay muddada la isku diiwaangelin karo imtixaanada qaran

Dowladda ayaa labo toddobaad ku kordhisay wakhtiga ay ardayda qaadanaya imtixaanaadka shahaddiga dalka ee KCPE-da iyo KCSE-da isku diwaangalinayaan iyagoona haysta ila 14-ka bishan...

DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo lagu boorriyay ka shaqeynta nabadda

Guddoomiye ku xigeenka dowladda dhexe u qaabilsan ammaanka Dadaab ayaa shacabka deegaanka iyo kuwa qaxootiga ah ugu baaqay inay dowladda kala shaqeeyaan nabad galiyada...

Xildhibaanka Kimilili oo lagu siidaayay 100,000 oo damiin lacageed ah

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Kimilili ee ismaamulka Bungoma Didmus Wekesa Barasa ayay maanta maxkamad ku siidaysay damiin lacageed oo dhan 100,000 oo shilin. Waxaa...
- Advertisment -

Most Read