Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Mid ka mid ah la taliyeyaasha laftagareen oo xildhibaan loo doortay

Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka socota doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad...

Ciidamo hor leh oo la geeyay magaalada Boosaaso

Iyada oo magaaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu...

DHAGEYSO:Wajiga koowaad ee barnaamijyo sanado socday oo lagu soo afjaray Kismaayo

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay wajiga koowaad ee labo mashruuc oo ah arrimaha bulshada iyo nabad galyada. Maxamad Ibraahim...

Muxuu kusoo idlaaday kulankii ay maanta yeesheen rw Rooble iyo midowga musharraxiinta?

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ayaa waxa ay uga wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya. Midowga Musharraxiinta ayaa...

Rw Rooble iyo midowga musharraxiinta oo kulan u socdo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa haatan wuxuu kulan gaar ah uga socdaa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Kulanka u dhexeeya...

Xildhibaan cusub oo ku guuleystay kursigii loo diiday Jawaari ee doorashadiisa la hakiyay

Maxamad Cali Xassan ayaa ku guuleystey kursiga Nambarkiisa uu yahay Hop 103 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo uu horay ugu fadhiyay guddoomiyihii hore...

Hooyo 5 carruur ah haysatay oo gaajo ugu geeriyootay degmada Luuq

Waxaa lagu soo warramayaa in hooyo ka mid ahayd dadka ay abaartu ku saameysay dhulka Miyiga ah ee hoostaga degmada Luuq ee Gobolka Gedo...

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada Soomaaliya oo shaaciyay in dacwad laga Soo gudbiyay kursiga HOP 67

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay in dacwad laga soo gudbiyay kursiga tirsigiisu yahay HOP#067 oo uu dhawaan kusoo baxay Taliyaha KMG ah...

Kuraas golaha shacabka ka mid ah oo dorashadoodu maanta dhacayso

Waxaa lagu wadaa in Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabto doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya oo uu kujiro...

DHAGEYSO:Rw Rooble “Cidwalba waxaa lagula xisaabtami doonaa mas’uuliyadda loo xilsaaray ee ku aadan hirgalinta doorashooyinka”

Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya ee xukuumadda xilgaarsiinta Maxamad Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal...

Waa kuma agaasimaha cusub ee Villa Soomaaliya?

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamad Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qarankaasi. “Prof. Maxamed...

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo markale loo doortay xildhibaan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee dalka Soomaaliya Maxamad Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa loo doortay inuu mar kale noqdo Xildhibaan ka tirsan golaha xeer...
- Advertisment -

Most Read