Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Shil khasaare gaystay oo xalay ka dhacay Embu

Shil xalay ka dhacay dowlad deegaanka Embu ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo ka mid ahaa wadayaasha mootooyinka halka 2 kalena ay dhaawacmeen.Shilka...

DHAGEYSO:Xubnaha guddiga nabadgalyada ee baarlamaanka dalka oo tagay Garissa

Maxamad Mooge ayaa dhameystiraya Dhanka kale guddiga amniga ee baarlamaanka ayaa taageeray hadal uu dhawaan jeediyay wasiirka arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i oo ahaa in...

Ismaamullada oo isbuucan billaabaya bixinta talaalka COVID-19

Dowlad deegaannada dalka ayaa lagu wadaa in ay toddobaadkan gudihiisa billaabaan qaybinta talaalka lagula tacaalaya cudurka COVID-19.Guddoomiyaash ismaamullada ayaa kulan yeelanaya maalinka Arbacada si...

DHAGEYSO:Ruto oo sheegay inuu yahay qofka ku habboon la wareegidda talada dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in uu yahay siyaasiga ku habboon in sanadka 2022-ka uu madaxweyne Uhuru Kenyatta kala wareego hoggaanka...

Wasiirka waxbarashada oo ardayda sameynaya imtixaanka qaran uga digay in ay xatooyo sameyaan

Wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka Prof. George Magoha ayaa sheegay in si weyn loo adkeeyay amniga ismaamullada falalka xatooyada ah laga soo tabiyo xilliyada...

DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Mandera oo madaraso u dhisay bulshada xaafad ka tirsan magaaladaasi

Mudanaha laga soo doortay bariga ismaamulka Mandera Cumar Saala oo madaraso dhamaystiran u dhisay bulshada xaafadda Busley ee magaaladaasi taas oo ay u baahi...

2 qof oo loo xiray dilkii Caroline Wanjiku

Saraakiisha waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa gacanta ku dhigay labo qof oo dheeraad ah kuwaasoo lala xiriirinaya dilkii loo gaystay haweeney lagu...

Guddoomiyaha aqalka baarlamaanka oo loo doortay afhayeenka gobolka bartamaha dalka

Guddoomiyaha golaha xeer dejinta ee dalka Justin Muturi ayaa maanta golaha odayaasha Njuri Ncheke waxay u caleemo saareen inuu yahay afhayeenka gobolka bartamaha dalka.Guddoomiyaha...

Shacabka oo looga digay in ay qalabka elektoroniga ka iibsadaan qof aan cinwaan lahayn

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa soo saartay digniin ay u jeedinayso dadweynaha .Qoraal ay soo dhigtay barteeda rasmiga ee Twittarka ayay shacabka...

Wasiirkii hore ee cayaaraha oo loo soo wareejiyay xarunta dhexe ee DCI-da ee Nairobi

Wasiirkii hore ee wasaaradda cayaaraha ee dalka Rashiid Echesa oo shalay laga qabtay deegaanka Matungu ee ismaamulka Kakamega ayaa la soo wareejiyay xarunta dhexe...

Guddiga IEBC oo si adag ooga digtay siyaasiyiinta inay rabshada ku dhaqaaqaan

Guddiga madaxa bannan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka IEBC ayaa waxay shegeen inaan loo dul qaadan doonin wax walba oo rabshad ah inay ka...

Maxkamadda ismaamulka Kericho oo la xiray iyo sababta

Ku simaha xilka madaxa cadaaladda ee Kenya garsoore Philomena Mwilu ayaa amar ku bixisay in si kumeel gaar ah loo xiro maxkamadda ismaamulka Kericho.Waxaa...
- Advertisment -

Most Read