DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in hoggaamintu ay tahay xallinta dhibaatooyinka jira

0
43

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta sheegay in laga wanaagsan yahay dhaqanka ay mas’uuliyiintu isku eedeeyaan.
Waxaa uu shacabka u xaqiijiyey inuu si buuxda u gudanaya waajibaadkiisa oo laga dhabeynaya ballanqaadyadii siyaasadeed ee dhanka horumarka.
William Ruto ayaa kaniisad ku taalla Rubate oo ka tirsan ismaamulka Tharaka Nithi ka sheegay in qofka hoggaamiyaha ah laga doonayo inuu xalliyo caqabadaha haysta dadweynaha oo aan looga baahnayn inuu cid kale ku eedeeyo gaabadka jira.