Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Ukraine oo codsatay hub dheeraad ah

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in ciidamadiisa ku sugan magaalada bari ee Severodonetsk iyo gobolka Kharkiv uu soo gaaray khasaaro wayn. Waxaa uu...

Xujeyda oo laga doonaya inay si buuxda u qaataan tallaalka COVID-19

Wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay qasab tahay in qof waliba oo sanadkan xajinaya uu si buuxda u...

Madaxweynaha Faransiiska oo ka dayriyay dagaalka Ukraine

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dagaalka Ruushku uu weli ka wado gudaha wadanka Ukraine ay saameysay qaybaha kala duwan ee nolosha. Waxaa...

Ruushka oo xayiraado saaray wariyaal iyo saraakiisha difaaca ee Ingiriiska

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in 29 ka mid ah wariyaasha shirkadaha warbaahineed ee Ingiriiska iyo saraakiil difaac laga mamnuucay inay gudaha...

In ka badan 100 qof oo lagu dilay Suudaan

Wararka naga soo gaaraya dalka Suudaan ayaa sheegaya in in ka badan 100 qof la dilay. Dhibaatadan ayaa laga soo tabiyay gobolka Darfuur ee dalka...

UNHCR oo sheegtay inay korortay tirada muhaajiriinta

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ay kordheyso tirada qaxootiga dhimanaya iyagoo isku deyaya in ay ka gudbaan...

Doorashada Faransiiska oo aan si wayn loogu soo bixin

Waxaa lagu soo warramayaa inay weli hooseyso tirada codbixiyeyaasha ee u soo baxay ka qaybgalka doorashada baarlamaanka ee maanta ka billaabatay wadanka Faransiiska. Tirada dadweynaha...

Ruushka:Waxaan soo ridnay 3 ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Ukraine

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay soo ridday Saddex ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Ukraine. Wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Moscow ayaa bayaan ku sheegtay in...

Ruushka oo ay dagaalka Ukraine uga dhinteen in ka badan 32,000 oo sarkaal

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in tan iyo markii dowladda Ruushka ay wadankaasi duullaan militari ku qaadday laga dilay ugu yaraan 32,000...

Duulimaadyada Damascus ee Syria oo la hakiyay

Dowladda Syria ayaa si ku meel gaar ah u hakisay duulimaadyada garoonka caalamiga ee diyaaradaha ee magaalada Dimishiq. Tani ayaa timid ka dib markii sida...

Ingiriiska oo ka digay in daacuun uu ka dillaaco Mariupol

Boqortooyada Ingiriiska ayaa ka digtay inay jirto halis ah inuu daacuun ka dillaaco magaalada Mariupol oo sida wayn u go’doomiyeen weerarrada militari ee Ruushka...

Maxkamadda Australia oo go’aan ka soo saartay jinsiyadda eedeysanayaasha argagixisanimo

Maxkamadda sare ee dalka Australia ayaa soo saartay go’aan ah in dowladdu aynan meesha ka saari karin muwaadinnimada shakhsiyaadka lagu eedeya argagixisada ee haysta...
- Advertisment -

Most Read