Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

India oo baaraysa dilal ka dhacay gobolka Kashmiir

Dowladda dalka India ayaa sheegtay in baaritaano xaqiiqo raadin ah lagu sameyn doono dilal afar qof oo labo ka mid ah ay shacab yihiin...

Madaxda Maraykanka, Canada iyo Mexico oo shir yeelanaya

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, dhigiisa Mexico Andres Manuel Lopez iyo ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa inay markii ugu horreysay tan iyo...

7 ka mid ah ciidamada dalka Azerbaijan oo la dilay

Waxaa lagu soo warramayaa in la dilay toddobo ka mid ah ciidamada ammaanka ee dalka Azerbaijani halka toban kalena la dhaawacay ka dib dagaal...

Qaramada midoobay oo sheegtay in 1,000 qof lagu xiray gudaha dalka Itoobiya

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa gaar ahaan xafiiskeeda qaabilsan arrimaha xuquuqul aadanaha ayaa sheegtay in tan iyo markii dalka Itoobiya looga dhawaaqay xaalad degdeg ah...

Howlaha baarlamaanka Uganda oo la hakiyay ka dib qaraxyo dhacay

Guddoomiye ku xigeenka golaha xeer dejinta ee dalka Uganda Ms Anita Among ayaa soo saartay amar lagu hakinayo howlaha baarlamaanka . Waxay xildhibaanada iyo shaqaalaha...

Nin looga shakisan yahay inuu qayb ka ahaa dilka madaxweynihii Haiti oo lagu xiray Turkiga

Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa xabsiga u taxaabay nin ay dowladda Haiti sheegtay in uu ahaa tuhmane muhiim ah oo looga shaki qabo dilkii madaxweynahii...

Qaraxyo mataano ah oo ka dhacay caasimadda Kampala

Waxaa lagu soo warramayaa in magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ay ka dhaceen qaraxyo mataano ah. Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhowr qof...

Midowga Yurub oo cunaqabatayn dheeraad ah saaraya Belarus

Midowga Yurub ayaa lagu wadaa inuu kordhiyo cadaadiska uu ku hayo wadanka Belarus, iyagoo sii xoojinayaa cunaqabataynta ka dhanka ah dalka Belarus iyadoo xiisadda...

Wariye ay Myanmar ku xukuntay 11 sano oo xabsiga laga siidaayay

Suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster ayaa xabsi wadanka Myanmar ku yaalla laga soo siidaayay saddex cisho oo uu xirnaa...

Biden oo saxiixay hindise sharciyeed ku saabsan kaabayaasha

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa qalinka ku duugay hindise sharciyeed soo jeedinaya in dhaqaale dhan 1.2 tiriliyoon oo doolar lagu qarash geliyo kaabayaasha horumarineed. Waxay...

Austria oo xayiraad gelisay dadka aan laga tallaalin COVID19

Dowladda dalka Austria ayaa amartay in xayiraad dhanka dhaqdhaqaaqa ah la saaro shakhsiyaadka aan weli qaadan dawooyinka tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19. Amarkan ayaa...

2 dhulgariir oo ay u dhexeysay hal daqiiqo oo ka dhacay Iiraan

Waxaa lagu soo warramayaa in Koonfurta dalka Iiraan ay ka dhaceen labo dhulgariir oo waawayn. Wararka ayaa intaasi ku daraya in musiibooyinkan ay u dhexeysay...
- Advertisment -

Most Read