Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

TSC oo beenisay in ay macallimiin badan ka wareejin doonto dugsiyada ay ka howlgalaan

Guddiga adeegga macallimiinta dalka ee TSC ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inuu jiro qorsho ballaaran oo lagu beddelaya in badan oo ka mid...

Wasiirkii hore ee cayaaraha oo damiin lacageed lagu sii daayay

Maxkamadda ismaamulka Kiambu ayaa damiin lacageed oo dhan hal milyan oo shilinka dalka ah ku siideysay wasiirkii hore ee cayaaraha Rashid Echesa.Maanta ayay ahayd...

Bixinta kaarka Huduma oo ka socoto ismaamullada

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa sheegay in si habsami leh ay ismaamullada wadanka uga socoto bixinta kaarka loogu talagalay fududeynta helidda adeegyada...

Baarlamaanka oo maanta ka doodi doono warbixin ku saabsan in warbaahin u gaar ah uu yeesho

Golaha xeer dejinta dalka ayaa qorsheynaya inuu sameysto idaacad iyo telefishin u gaar ah si uu si toos ah u baahiyo kal-fadhiyadooda.Waxaa la filayaa...

DHAGEYSO:Guddoomiyihii ganacsatada Islii oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday guddoomiyihii guddiga ganacsatada xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji Xaaji Ibraahim Xuseen.Geerida guddoomiyaha waxaa idaacadda...

DHAGEYSO:Wiilka Maxamad Yuusuf Xaaji oo la isku raacay inuu noqdo senatarka Garissa

Hoggaamiyaasha siyaasadeed , waxgaradka , culimada , haweenka iyo dhallinyarada ismaamulka Garissa ayaa ku heshiiyay in Cabdulqaadir Maxamad Yuusuf Xaaji uu noqdo senatarka dowlad...

DHAGEYSO:Saddex sano oo ka soo wareegatay heshiiskii Raila iyo Uhuru

Waxay maanta ku beegan tahay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegatay taariikhdii ay kulmeen oo ay heshiiyeen madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo madaxa xisbiga...

Khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxyadii Equatorial Guinea oo kordhay

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ku dhintay qaraxyadii saameeyay magaalada Bata ee wadanka Equatorial Guinea iyada oo gaartay 98 qof.Ilaa iyo...

Rashid Echesa oo maanta maxkamadda lagu celinaya

Waxaa maanta mar kale maxkamadda ismaamulka Kiambu la soo taagaya wasiirkii hore ee cayaaraha Rashid Echesa.Tani ayaa timid ka dib markii shalay ay maxkamaddu...

Madaxweynaha dalka oo ku baaqay in dhallinyarada laga qayb geliyo barnaamijyada caafimaadka

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa dowladaha qaaradda Afrika ku boorriyay in marka ay dejinayaan qorshayaasha ku aaddan barnaamijyada caafimaadka ay tixgeliyaan da’yarta.Waxaa uu...

Cleophas Malala iyo Silvanus Osoro oo isu dhiibay booliska ka dib markii lala xiriiriyay rabshado dhawaan dhacay

Senetarka ismaamulka Kakamega Cleophas Malala iyo xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Mugirango ee ismaamulka Kisii Silvanus Osoro ayaa la xiray ka dib...

DHAGEYSO:Xeryaha Dadaab oo aan lagu qaban xaflado toos ah oo loogu dabaal degaya maalinka haweenka adduunka

Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.
- Advertisment -

Most Read