DHAGEYSO:Macallimiinta Machakos oo dhigay dibadbax

0
43

Macallimiinta dugsiyada hoose iyo kuwa sare ayaa dibadbax ka dhigay magaalada Machakos, iyagoo sheegay in dowladdu ay iska indha tirtay dalabaadkooda.
Macallimiinta, oo xiriir la leh KUPPET kana soo jeeda qaybo kala duwan oo ka tirsan ismaamulka Machakos, ayaa sheegay inaysan ku laaban doonin fasalada ilaa dowladdu ay siiso shaqooyin joogto ah.