Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Ford-Kenya oo soo saaray baaq ku saabsan isku soo bax berri ka dhacaya Bungoma

Siyaasiyiinta xisbiga Ford-Kenya ayaa ku baaqay in aan khalkhal la gelin isku soo bax siyaasadeed oo lagu wado in berri uu ka dhaco ismaamulka...

Baaritaan lagu ogaaday in boqolkiiba 13 ee booliska ay wajahayaan culeysyo dhanka maskaxda ah

Guddiga qaran ee adeegga booliska NPSC ayaa sheegay in darasaad uu sameeyay uu ku ogaaday in ugu yaraan boqolkiiba 13 saraakiisha booliska ee wadanka...

Hoggaamiyayaal ka tacsiyeeyay geerida taageerihii caanka ahaa ee kubadda cagta Kenya

Waxaa isa soo taraya kenyaanka u tacsiyadeynaya qoyska uu ka baxay taageerihii caanka ahaa ee kubbadda cagta ee dalka Isaac Juma, kaas gelinkii dambe...

Muturi: Cid kasta iskaashi siyaasadeed waan la sameyn karaa

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi oo ka mid ah musharraxiinta madaxweynenimo ee bisha siddeedaad ayaa sheegay inuu iskaashi la sameyn karo garab kasta. Waxaa...

Xayiraad saameysay duulimaadyada Kenya oo meesha laga saaray

Duulimaadyada dalkani Kenya ayaa hadda si rasmi ah u tagi karo dalka isu tagga imaaraadka carabta ee UAE. Tani ayaa timid ka dib markii dowladda...

2.3 milyan oo laga dhacay bangi ku yaalla Nakuru

Waxaa lagu soo warramayaa in burcad hubeysan ay lacag dhan 2.3 milyan oo shilin kala baxsadeen bangiga Prime laantiisa Nakuru. Falkan ayaa la gaystay galinkii...

Fal argagixiso oo ka dhacay galbeedka Lamu

Ciidamada ammaanka ee galbeedka ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta ayaa xaqiijiyay in ilaa 6 sarkaal oo ka shaqeeya waaxda garsoorka ay dhaawacmeen ka dib...

William Ruto oo ololihiisa geeynaya Kiambu

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa la filayaa inuu maanta gaaro ismaamulka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka si uu shacabka halkaasi ku nool...

Kenya oo cambaareysay weerarro ka dhacay Afghanistan

Dowladda Kenya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada lagu bartilmaameedsado rayidka ee laga gaysto gudaha dalka Afghanistan. Waxaa ugu dambeeyay weerar ay kooxda isku tilmaanta...

Aqalka sare oo ansaxiyay isbeddelo lagu sameeyay xeerarka siyaasadeed ee Kenya

Xubnaha aqalka sare ee dalka ayaa xalay fiidkii ansaxiyay hindise sharciyeed ay maalmo ka doodayeen oo ku saabsan isbeddelo lagu sameeyay xeerarka lagu maamulo...

Kalonzo Musyoka oo loogu baaqay inuu taageero musharraxnimada Raila

Barasaabka ismaamulka Makueni Prof.Kivutha Kibwana ayaa madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ku boorriyay inuu ku biro garabka siyaasadeed ee Azimio La Umoja ee uu...

Maxkamadda oo siidaysay 6 ka mid ah shaqaalaha shirkadda korontada dalka

Maxkamadda sare ee dalka ayaa siidaysay 6 ka mid ah saraakiisha sare ee shirkadda korontada wadanka oo dacwado wajahayay. Tani ayaa timid ka dib markii...
- Advertisment -

Most Read