DHAGEYSO:Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha Gobolka Ukambani oo difaacay madaxweyne Ruto

0
42

Hoggaamiyeyaasha xisbiga Wiper ee ka soo jeeda Gobolka Ukambani ayaa codsaday in la ixtiraamo hoggaanka madaxweyne William Ruto sido kalena laga fogaado kulammada dadweynaha ee laga jeedinaya hadalada nacaybka abuuraya.