Wararka Kenya DHAGEYSO:Muddo saddex bilood ah oo Koronto la’aan ka jirta magaalada Nyahururu By star - April 20, 2026 0 38 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka ku nool Tuulada Ukweli ee ku taal Maina Slum ee duleedka magaalada Nyahururu, ayaa dhigay dibadbax ay uga cabanayaan koronto la’aan haysata muddo saddex bilood ah . Waxaa ayna walaac ka muujiyeen in koronto la’aanta ay keenayso amni darro. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/04/Nyahururu.mp3