Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Haweeney da’a ah oo loo xiray ka ganacsiga daroogada xashiiska iyo khamriga

Saraakiisha booliiska ee ismaamulka Makueni ayaa xabsiga u taxaabay haweeney 74 sano jir ah, ka dib markii lagu qabtay iyada oo sidda 38 xirmo...

DHAGEYSO:Xildhibaanka galbeedka Wajeer oo ka hadlay lacagaha loo qoondeeyay abaaraha

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka galbeedka Wajeer Axmad Qaloosh ayaa ka hadlay lacagaha ay dowladda dhexe u qoondeysay abaaraha ka jiro gobolka waqooyi...

Senetarka ismaamulka Meru oo sheegay in dhawaan isbeheysiga OKA uu kala jabi doono

Senetarka ismaamulka Meru Mithika Linturi ayaa sheegay in Isbeheysiga siyaasadeed ee OKA uu yahay garabka siyaasadeed ee hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga. Mr. Mithika Linturi...

Guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta FKF ee dalka oo maanta maxkamad la soo taagaya

Waxaa lagu wadaa in maanta maxkamad la soo taago guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta dalka FKF Nick Mwendwa. 12-kii bishan ayay ahayd markii dembi baarayaasha ay...

Waaxda saadaasha hawada oo sheegtay in roobab culus la rajeynayo inay ka da’aan 32 ismaamul

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa sheegtay in la filayo 24-ka saac ee nagu soo aadan in roobab culus ay ka da’aan 32 ismaamul...

Raila iyo Ruto oo ku baaqay doorasho nabad ah

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga iyo madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo maanta ku kala sugnaa ismaamullada Nairobi iyo Kirinyaga ayaa kenyaanka ugu...

Bangiga adduunka oo muddo hal sano ah ku kordhinaya mashruuca KDRDIP

Bangiga adduunka ayaa shaaciyay in muddo hal sano ah lagu kordhin doono hirgelinta mashruuca horumarinta wadanka ee looga falcelinayo saameynta barakaca ee loo yaqaano...

Kenya oo laga xaqiijiyay 11 oo ah xaaladaha cusub ee COVID19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa maanta shaacisay xaalado cusub oo ah kuwa cudurka COVID19 oo gaaraya 11 ka dib markii cudur sidaha corona laga...

Kenya oo heegan sare ku jirta ka dib faraca cusub ee Omicron

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in howlwadeenada la geliyay heegan sare ka dib markii qaar ka mid ah wadamada caalamka laga xaqiijiyay faraca...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha nabadda ee Lagdera oo codsaday in la caawiyo dadka ay abaartu saameysay

In kastoo deegaano kala duwan oo ka  tirsan  ismaamulka Garissa ay maalmahan roobab lagu diirsaday  ka  da'een  ayaa haddana waxaa jira deegaano  badan  oo...

DHAGEYSO:Roobab ka da’ay qaybo ka mid ah waqooyi bari

Iyada oo abaar ba'an ay ka jirto dalka ayaa waxaa qaybo ka mid ah gobolka waqooyi bari ka da'ay roobab lagu diirsaday. Meelaha ay roobabka...

Golaha hay’adaha aan dowliga ahayn oo cambaareeyay weerar burcad ah oo ay ku dhinteen 4 qof

Golaha ay ku mideysan yihiin hay’adaha aan dowliga ahayn ee loo yaqaano NGOs ayaa cambaareeyay dilka afar qof ee aagga Kerio Valley ee gobolka...
- Advertisment -

Most Read