Musharraxa ODM ee Magarini oo walaac muujiyey

0
216

Musharraxa xildhibaannanimo ee deegaanka Magarini ee ismaamulka Kilifi Harrison Kombe oo matalaya xisbiga ODM ayaa walaac ka muujiyey geeddisocodka codeynta.
Waxaa uu sheegay in qaar ka mid ah wakiilladiisa laga saaray goobta codbixinta ee dugsiga hoose dhexe ee Mjanaheri Primary School taasina uunan marnaba aqbali karin.
Cod-Harrison