DHAGEYSO:Xulafada madaxweyne Ruto oo ku baaqay in dowladda fursad loo siiyo mashaaricda hormarineed

0
37

Xoghayaha Joogtada ah ee Dhaqaalaha Badda, Betsy Muthoni, iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Tamarta iyo Korontada, Alex Washira, ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay taageeridda dadaallada dowladda Kenya, iyagoo sharraxay in mashaariic horumarineed oo kala duwan ay sii wadaan inay ka faa’iideystaan muwaadiniinta.
Dhankiisa xog’hayaha arrimaha gudaha dalka Raymond Omollo ayaa ku baaqay in maamulka madaxweyne Ruto fursad loo siiyo hormarinta dalka.