Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

61 guurada aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo maanta ku beegan

Maanta ayaa waxaay ku beegan tahay sanad-guuradii 61aad ee Aas-Aaskii Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo la dhisay 12 bishii Afaraad ee Sanadkii 1960-kii, iyadoo...

Xildhibaannada Soomaaliya oo maanta kulan Ka yeelanaya mooshinka doorashada

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday ee dalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la filayaa in kulan aan caadi...

Puntland oo dowladda dhexe maxaabiis ku wareejisay

Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa Maamulka Puntland ay Wasiiro ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya & Maamulka Galmudug...

Beesha caalamka oo jawaab ka bixisay qoraalkii dowladda Soomaaliya

Maalin ka hor Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay, waxayna ku baaqday in la...

Ciidamo gadoodsan oo saaka xirta qaar ka mid ah waddooyinka Gaalkacyo

Ciidamo ka tirsan Daraawishta Maamulka Galmudug oo gadoodsan ayaa lagau soo waramayaa inay saaka la wareegeen saddex Bara-koontorool oo ku yaal Magaalada Gaalkacyo ee...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha amniga gobolka Banaadir oo faahfahain ka bixiyay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan

Guddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Cali Yare Cali ayaa sheegay inay wax Foolxun oo aan la aqbali Karin ay ahayd qaabkii loo...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in guddoomiyihii degmada Hodan si bareer ah loo dilay

Iyadoo shalay Guddigii loo xilsaaray baritaanka dhacdadii lagu dilay Guddoomiyihii Hore ee degmada Hodan ay wareejiyeen natiijada baritaankoodii uga soo baxday ayay Xeer ilaalinta...

DHAGEYSO:Xaalad biyo yari ah oo ka jirta deegaano hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Qaar ka mid ah dadkii ay saameeynta ku yeelatay Biyo la’aanta ayaa warbaahinta la hadlay

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay magaalada Baydhabo

Khasaaro usugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, kaas oo...

Dowladda federaalka Soomaaliya oo golaha ammaanka uga digtay inay farageliyaan doorashada dalkaasi

Wasaaradda Arrimaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u dirtay Qoraal ay ku caddeynayaan mowqifka dowladda Federaalka ee doorashooyinka...

MD Farmaajo oo loogu baaqay inuu ku soo laabto shirka Afisyooni

Mamaulka Puntland ayaa ugu baaqay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamnaaday ee Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo in uusan fashilin Shirka Afisiyooni, islamarkaana uu kusoo laabto.Qoraal...

Al-Shabaab oo isaga baxay deegaano ay maamulayeen in ka badan 10 Sano

Howlgalo qaatay in ka badan labo todobaad ayay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka wadaan deegaanada Koonfureed ee Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Maamulka Galmudug, halkaaso muddo...
- Advertisment -

Most Read