Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Dil ka dhacay Laasacaanood iyo howlgalo halkaas ka socda

Wararka laga helayo Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaay sheegayaan in halkaasi xalay lagu dilay Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee gobolka Sool. Guddoomiyaha...

DHAGEYSO:Magaalada Kismaayo oo lagu aasay dhallinyaradii ku dhimatay qaraxii shalay

Dhallinyaradii kooxda kubadda cagta JCCI oo shalay qaraxa lagula eegtay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland ayaa maanta aas loogu sameeyay qabuuraha baar caleen ee...

Jubbaland oo sheegtay inay ka falcelin doonto qaraxii lala eegtay cayaartoyda

Taliska Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...

Jubbaland oo ka hadashay qaraxii maanta lala beegsaday kooxda kubadda cagta JCCI

Magaalada Kismaayo waxaa galbata ku qaraxay baas ay la socdeen koox ciyartoy ah. Wararka waxay sheegayaan in baska ay la socdeen ciyaartoyda kooxda lagu magacaabo...

Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo dowladda Soomaaliya isu dhiibay

Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay inay isku soo dhiibeen ciidanka dowladda ee howl-galada kawada Aaga u dhexeeya Guriceel iyo ceelbuur, ee gobolka...

DHAGEYSO:Milateriga Soomaaliya oo sheegay inay gobolka Hiiraan ku dileen 30 Al-Shabaab ka tirsan

Taliska Qaybta 27 ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa guulo waa weyn ka sheegtay Dagaal Culus oo iyaga iyo AL-shabaab shalay ku dhexmaray deegaano...

AL-shabaab iyo Milatariga Soomaaliya oo ku dagaalamay Jubada hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM & Xubno...

DHAGEYSO:Shil Gaari oo Soomaaliland ka dhacay

Wararka ka imaanaya Soomaaliland ayaa waxay sheegayaan inuu Shil gaari, oo Khasaare geystay uu Maanta ka dhacay deegaanka lafaruug oo ka tirsan degmada Mandheera...

DHAGEYSO:Senetorkii ugu horeeyay Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya oo Kismaanyo lagu doortay

Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose Saaka Ka billaabatay dooranaya Kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya kasoo galaya deegaanada Maamulka Jubbaland, waxaana...

DHAGEYSO:Ra’isulwasaarada Soomaaliya oo Kulamo ka wada Ingiriiska

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Wasaarada Waxbarshada,Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Maamulaha...

Huteelada Magaalada Burco oo Ammaro dhanka Amniga ah lagu soo Rogay

Xukuumadda Soomaaliland ayaa waxaay amaro kala duwan ku soo rogtay Hoteelada ku yaal magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, waxaan la faray inay amaradaas...

Amniga Magaalada kismaanyo oo aad loo adkeeyay iyo Doorasho ka dhacaysa

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Manta ka bilaabaneysa doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeybta ka imaaneysa degaannada Jubbaland. Shalay ayaa Guddiga doorashooyinka Jubbaland...
- Advertisment -

Most Read