58 qof oo lagu dilay Qaza 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
233

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in duqeymaha ay Israa’iil halkaasi ka wado in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay lagu dilay 58 ruux.
Waxaa muddadan gudaheeda Qaza lagu dhaawacay 179 ruux.
Tani ayaa tirada guud ee dadka la dilay laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii ka dhigaysa 38,011 iyadoo la dhaawacay 87,445 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here