DHAGEYSO:24 qof oo ku dhaawacmay dibadbaxyada oo lagu daaweynaya Kitengela

0
251

Waxaa isbitaalka heerka afaraad ee magaalada Kitengela ee ismaamulka Kajiado lagu daaweynaya 24 qof oo lagu dhaawacay dibadbaxyadii dhacay Talaadadii.
Saddex ruux oo kale oo ay soo gaareen dhaawacyo culus ayaa loo soo wareejiyay isbitaalka qaran ee Kenyatta ee magaalada Nairobi.
Qaar ka mid ah dhaawacyada halkaasi lagu daryeelaya ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here