DHAGEYSO:Madaxweynaha Somaliland oo sheegey in dhawaan Itoobiya aqoonsaneyso

0
350

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortagay baarlamaanka maamulkaasi, halkaas oo uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa
Waxaa uu soo hadal qaaday heshiiskii sanadkan billowgiisa ay la galeen dowladda Itoobiya.
Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in Itoobiya diyaar u tahay inay aqoonsato Soomaaliland dhawaana la fulinayo heshiiska rasmiga ah.

Waxaa uu dhanka kale sheegay in Somaliland ay ka badbaaday weerarrada kooxaha argagixisada iyo burcad badeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here