Ugu yaraan 7 qof oo ku dhintay duufaan saameysay Faransiiska, Switzerland iyo Talyaaniga

0
234

In ka badan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dalalka Faransiiska , Switzerland iyo Talyaaniga oo ay saameeyeen dabeylo xooggan iyo roobab culus.
Saddex ka mid ah dadkan oo ay da’doodu u dhexeyso 70 ilaa 80 sano ayaa ku dhintay Faransiiska ka dib markii uu geed wayn ku soo dumay baabuur ay ku safrayeen.
Dalka Switzerland, ilaa afar qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen halka labo kale la la’yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here