DHAGEYSO:Madaxweyne Muuse Biixi “Wada hadal iska daayee salaanteynan iska qaadeynin”

0
372

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay ka qayb galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee Somaliland, ayaa sheegay sida uu hadalka u dhigay inuusan wada hadal dhexmari doonin Soomaaliya iyo Somaliland
Waxaa uu intaasi ku daray in xitaa salaanta la iska qaadi doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here