Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Golaha KNEC oo ugu dambeyn shaaciyay natiijada dugsi xannibaad la saaray

Ardaydii imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiga sare ee KCSE-da sanadkii 2021-kii ka sameeyay xarunta waxbarasho ee Oriwo deegaanka Rachuonyo ee ismaamulka Homa Bay ayaa...

DHAGEYSO:Isbeheysiga Azimio oo isku soo bax ballaaran ku qabtay Mombasa

Madaxa xisbiga ODM ahna musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio-One Kenya Raila Odinga ayaa isku soo bax ku qabtay magaalada Mombasa . Maxamad Cabdi Bootaan ayaa...

Xisbiga UDA oo maanta shaacin doona cidda ku xigeen u noqon doonto William Ruto

Waxaa lagu wadaa in maanta shaca laga qaada cidda ku xigeen u noqon doonta musharraxa madaxweyne ee xisbiga UDA iyo isbeheysiga Kenya Kwanza ahna...

In ka badan 10,000 oo aan weli ku biirin dugsiyada sare ee Kisumu

Wasaaradda tacliinta ee dalka ayaa sheegtay in caqabadaha ku xeeran hoos u dhaca tirada ardayda ku biiraya dugsiyada sare ee wadanka ay ka mid...

Siyaasiyiinta oo looga digay inay habeenkii shirar qabtaan

Siyaasiyiinta ka soo jeeda ismaamulka Laikipia ayaa looga digay in ay xilliyada habeenkii qabtaan shirar la xiriira arrimaha doorashad guud ee bisha Siddeedaad ee...

Wasaaradda maaliyadda oo lagu amray inay maareyso qiimaha shidaalka

Kulankii golaha wasiirrada ee shalay ayaa qodobbadii ka soo baxay waxaa ka mid ah in wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta howlaha qaranka ay xaqiijiso in...

Wasaaradda shaqaalaha oo heshiis dhanka waxqabadka ah la saxiixatay hay’adaha dowladda

Wasaaradda shaqaalaha ee dalka ayaa waaxyaha dowladda dhexe la saxiixatay heshiis ku saabsan waxqabadka laga doonayo howlwadeennada bulshada u adeego. Heshiiskan ayaa waxaa qalinka ku...

Ida Odinga oo ku baaqday badbaadinta haweenka

Marwada hoggaamiyaha xisbiga ODM ,Ida Odinga ayaa ku baaqday in la ilaaliyo xuquuqda dumarka si gaar ah xilligan oo la isku diyaarinaya doorasho guud. Waxay...

30,000 oo sanadkan ka qayb galaya xuska maalinta Madaraka Day

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Karanja Kibicho ayaa sheegay in xuska maalinta Madaraka Day ee sanadkan lagu qaban doono...

Sarkaal horay uga tirsanaa KRA oo dowladda ku wareejinaya hanti dhan 278 milyan

Maxkamadda sare ee dalka ayaa guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC u oggolaatay inuu Jeremiah Kamau Kinyua oo horay uga mid ahaa...

DHAGEYSO:Waalid canuggiisa uga dhex tagay dugsi aan u soo bixin

Waxaa lagu soo warramayaa in mid ka mid ah waalidiinta deegaanka Ikolomani ee ismaamulka Kakamega uu canuggiisa geeyay ka dibna uga dhex tagay dugsi...

DHAGEYSO:Siyaasiyiinta oo lagu boorriyay inaynan bulshada kala qaybin

Barasaabka ismaamulka Kwale ee gobolka xeebta Salim Mvurya iyo guddoomiyaha dowladda dhexe halkaasi ku matalo ayaa hoggaamiyaasha siyaasadeed ugu baaqay inay aad uga fiirsadaan...
- Advertisment -

Most Read