Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Ururka NEYD oo raashiin u qaybiyay in ka badan 160 qoys oo danyar ah

Ururka dhallinyarada ee horumarka Waqooyi Bari ee loo yaqaana North Eastern youth for development magacooduna loo soo gaabiyo NEYD ayaa deeq raashin ah gaar...

DHAGEYSO:Xildhibaanka Tarbaj oo xariga ka jaray lacagaha waxbarashada ee deegaankaas

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan nooga soo diray ismaamulka Wajeer

Barasaabka Garissa oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga xadka ismaamulkaas iyo Isiolo

Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorane ayaa shalay isugu yeeray oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga.Waxaa shirka ka qayb galay hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ismaamullada...

MD Farmaajo oo gaaray DRC Congo

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC...

Jubbaland oo war kasoo saartay geerida Prof. Maxamad Cabdi Gaandi

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Axmad Maxamad Islaam, ayaa guud ahaan umada Soomaaliyeed, Bulshada Jubaland iyo qoyskii, qaraabadii iyo saxiibadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida...

Dad isku qoys ah oo lagu dilay Afghanistan

8 qof oo hal qoys ka wada tirsan ayaa lagu dilay dalka Afghanistan ka dib markii ay weerar soo qaadeen koox hubeysan oo ilaa...

Xaaladdda caafimaad ee hoggaamiya mucaaradka Ruuska oo laga deyrinaya

Dhakhaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka dalka Ruushka Alexei Navalny ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad aysan wanaagsaneyn.Waxaa ay sheegeen in Mr .Navalny ay dhici karto in uu...

DHAGEYSO:Dowladda dhexe oo sheegtay in ay khasab tahay in la ilaaliyo amarka bandowga habeenkii

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus oguna ayaa sheegay in saacadda uu billowdo bandowga habeenkii oo lagu baraarugo ay ka mid tahay u hoggaansanka amarrada...

Most Popular

Recent Comments