Putin oo digniin u diray Ukraine

0
273

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay falcelin adag ka bixin doonto duullaanka militari ee ay Ukraine ka wado gobolka Kursk.
Waxaa uu Ukraine ku eedeyay in ay carqaladeynaysa xasilloonida Ruushka.