Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo difaacay safarrada uu ku tago qaar ka mid ah dalalka caalamka By star - August 13, 2024 0 297 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa difaacay safarrada uu ku tago qaar ka mid ah dalalka caalamka sida Faransiiska isagoo sheegay in ay yihiin kuwo faa’iido u leh qaranka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/08/Ruto-2-1.mp3