DHEGEYSO:Maanta oo dalka laga bilaabay qorista ciidamada Booliska

0
562

Waxaa maanta guud ahaan dalka laga bilaabay qorista ciidamada Booliiska qaranka.
Dhalinyaro tiro yar ayaa maanta isugu soo baxday garoonka Mvita ee Mombasa halka qaarkoodana ay soo daaheen.
Dhalinyarada doonaysa shaqada Booliiska ayaa lagula taliyay inay waqti hore isa soo diyaariyaan oo ayna soo qaataan shahaadooyiinkooda oo dhamaystran.