DHEGEYSO:Aden bare Ducaale oo ka hadlay koronta la’aanta ka jirta Gobolka Waqooyi Bari

0
522

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Aden Bare Ducaale ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta Gobolka waqooyi bari inay midoobaan si xal loogu helo caqabadaha ay wajahayaan shacabka Gobolka Waqooyi bari.
Waxaa uu diiradda saaray koronta la’aanta ka jirta ismaamulka Wajeer isagoona carrabka ku dhuftay in uu kala hadli doono madaxweyne Ruto.