DHAGEYSO:Xaflad loo qabtay ardayda machadka Ixsaan ee Mandera

0
173

Waxaa magaalada Mandera lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay ardayda machadka Ixsaan ee halkaasi ku yaalla.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.