Dadweynaha iyo ganacsatada ku nool degmada Shakhoty ee deegaan baarlamaneedka Lugari ee ismaamulka Kakamega ayaa ka cabanaya in aynan haysan adeegga korontada taasi oo saameyn ku yeelatay ganacsigooda iyo wax soo saarkooda dhaqaale.
Waxay dowladda ugu baaqeen in ay xalliso dhibaatadan oo ay muddo wajahayeen.




