DHAGEYSO:Ruto: Mudaaharaad laga sameeyo waddooyinka xal u ma aha caqabadda nololeed ee taagan

0
398

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa dhaliil u jeediyay isbeheysiga mucaaradka oo uu sheegay inaynan fahansanayn qaabka loo yareyn karo sicir bararka wadanka ka jiro .
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in mudaaharaad laga sameeyo waddooyinka dalka aynan xal u ahayn caqabadda nololeed ee taagan.