DHAGEYSO:Machad ku yaalla Mandera oo arday guddoonsiiyay shahaadooyin

0
274

Machadu Jabal ee magaalada Mandera ayaa qabtay xaflad shahaadooyin lagu siinayay arday dhameeyay fasallada 6-aad iyo sagaalaad ee kala ah heerka ibtidaa’iga iyo mutawasidka ah.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.