Culimada ismaamulka Wajeer ayaa bulshada ka codsaday inay ka qayb qaadato in dhul loo iibiyo goob loogu tala galay qubuur ama xabaalo iyadoo magaalada Wajeer qaybo kamid ah qubuuraha ay buuxsameen.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.




