Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Guddoomiyaha xisbiga wadani oo eedaymo u jeediyay madaxweynaha Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee Wadani C/raxmaan Maxamad C/laahi Cirro oo magaalada Hargaysa Waraysi ku siiyay Warbaahinta Soomaaliland ka Howlgasha ayaa Xukuumadda Soomaaliland ee...

DHAGEYSO:Hirshabeelle oo ku baaqday in ka hortag lagu sameeyo fatahaada wabiga

Wasaaradda beeraha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa ku baaqday in laga wada qayb qaato ka hortagga fatahaada uu sameeyo wabiga Shabeelle.Wasiir ku xigeenka...

DHAGEYSO:Wasaaraada awqaafta Soomaaliya oo bulshada baaq u dirtay

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Fedraalka Somaaliya ayaa Arrimo badan oo muhiim ah ka hadashay waxayna Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday inay midnimo muujiyaan...

Musharrax madaxweyne Dr. Cabdinaasir oo ka hadlay dacwadda kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya

War-saxaafadeed uu soo saaray maanta musharraxa madaxweynaha Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Cabdile Maxamad ayuu kaga hadlay kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya...

UK oo ku baaqday in la sii wado wada hadallada si loo dhameeyo khilaafka doorashada Soomaaliya

Safiirka cusub ee dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster ayaa kulan la qaadatay xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta, waxaana ay kala hadashay...

Inta badan waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran

Sida ay tabiyeen warbaahinada gudaha dalka Somalia Waxaa Saaka xiran inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.Ciidanka Ammaanka ayaa diiday in Waddooyinka...

DHAGEYSO:Beledxaawo Nin 40 sano indho la’aan ahaa oo dib u helay aragiisa

Nin 40 sano indho la'aan ahaa ayaa aragiisa dib u helay ka dib qaliin loogu sameeyay isbitaalka Salaama ee degmada Beledxaawo.Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo la kulmay kaaliyaha sare ee maxkamadda cadaaladda adduunka

Ergeda Soomaaliya uga qayb galeysa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ICJ ee uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan...

Golaha ammaanka oo shir deg-deg ah ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya

Sida uu xaqiijiyay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda kulan ka yeeshaan...

DHAGEYSO:Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo aas-qaran loogu sameeyey Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalkaas Cali Mahdi Maxamed oo...

DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi

Guddiga uu ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble u xil saaray qaban qaabada aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Alle ha u naxariistee...

Golihii deegaanka Boosaaso oo la kala diray

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.Qoraal ka soo baxay madaxtooyada dowlad gobolkeedka Puntland...
- Advertisment -

Most Read