Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay go’aankii maamullada Galmudug iyo Hirshabelle

Hoggaamiyayaasha mucaaradka ee Soomaaliya ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka ay maamullada Galmudug iyo Hirshabelle uga soo horjeesteen muddo kordhinta uu Golaha Shacabka...

MD Farmaajo oo caawa khudbad u jeedin doona shacabka

Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha muddadiisa afarta sano ay dhammaatay ee Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo uu caawa khudbad u...

Rw Rooble oo ka hor yimid go’aankii muddo kordhinta

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya, Maxamad Xuseen Rooble, ayaa soo dhoweeyay war murtiyeed ay galabta soo saareen maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, kaas oo...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo kasoo horjeestay muddo kordhinta

Maamul gobaleedyada Galmudug iyo HirShabeelle ayaa ka soo horjeestay muddo korarsiga dowladda dhexe oo ay ka aamusnaayeen tan iyo 12-kii bishaan.War-saxaafadeed wadajir ah oo...

DHAGEYSO:Wasiirka amniga gudha ee XFS oo sheegay in magaalada Muqdisho ay ku soo kordheen dad dhaqan mooryaaneed leh

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS, Xasan Xundubeey Jimcaale, oo goor dhoweyd warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xalay ilaa maanta magaalada Muqdisho ay ku...

DHAGEYSO:Maleeshiyaad afar qof ku dishay galbeedka degmada Balanbal

Maleeshiyaad ayaa weerar ku qaaday qoys xoola dhaqato ah oo afur isugu diyaariyey hooygooda oo ku yaala deegaan dhanka galbeed ka xiga degmada Balanbal...

QM oo walaac ka muujisay xaaladda Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, ka dib iska hor imaadyadii Maalinkii Axaddii ka dhacay magaalada...

Barakac ka bilowday xaafado ku yaalla degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho

Barakac ayaa ka bilowday xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ka dib markii ay kordheen dhaqdhaqaaqyada...

Mareykanka oo ka walaacsan xiisadda ka taagan Muqdisho

Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in xukuumadda Washinton ay aad uga walaacsantahay iska hor-imaadyadii rabshadaha watay...

DHAGEYSO:Rw Rooble oo ku baaqay shir degdeg ah si xal loogu helo xasaradaha ka taagan Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble oo kulan la qaatay ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa ka dalbay inay kala shaqeeyaan amaanka caasimadda...

Shir u socda midowga musharraxiinta iyo wakiillda beesha Caalamka

Waxaa haatan kulan u socdo Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Waakiilada beesha caalamka.Shirka ayaa ku qabsoomay qadka internetka ee Zoomka.Kulanka ayaa...

QM oo war kasoo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Bahda Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay isku dhacyadii shalay iyo xalay ka dhacay magaalada madaxda Muqdisho.Qoraal ka...
- Advertisment -

Most Read