Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

SAWIRRO:Banaanbax looga soo horjeedo dowladda oo ka socda Magaalada Muqdisho

Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaran...

Ciidamo milateri oo la wareegay waddooyin ku Yaal magaalada Muqdisho

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka oo kasoo baxay furimaha dagaalka deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Maanta gudaha u...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in dhaqaale la’aan soo wajahday

Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda xilgaarsiinta ee Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhaqaale yari soo wajahday dowladda, ka dib markii Sanadkii hore Beesha Caalamka ay...

Wararkii ugu dambeeyay guddoomiye deegaan oo qarax lagu dilay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo fiidnimadii xalay ka dhacay gudaha degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Soomaaliya, kaasi oo geystay...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan-Cadde

Wasaaradda Amniga Gudaha ee xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa magacawday Guddi baaritaan ku sameeynaya shaqaaqadii Maalintii Khamiista ka dhacday Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.Warqad kasoo...

Qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho oo maanta xiran

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay saaka xireen qaar kamid ah waddooinka muhiimka...

Rag loo haysto dilkii guddoomiyihii degmada Hodan oo maxkmadda la soo taagay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii Bishii Janaayo ee sanankan 2021 Magaalada Muqdisho...

Golaha ammaanka oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Somaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muujiyay sida qotada dheer ee ay uga walaacsan yihiin sii socoshada jahwareerka siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya...

Jaamacadda Carabta oo hogaanka Soomaalida ugu baaqay inay xalka ka gaaraan khilaafka jira

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xoghaynta Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta ayaa Hoggaaamiyayaasha Soomaalida loogu baaqay inay muujiyaan Caaqilnimo sare iyo inay sii wadaan...

DHAGEYSO:Booliska Hirshabeelle oo ka digay hubka sharci darrada ah ee magalooyinka lagu dhex qaato

Taliska Ciidanka Booliska Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa amar ka soo saaray hubka sharci darrada ah ee lagu dhex wato magaalada Jowhar iyo...

DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo si adag uga hadlay shaqaaqo ka dhacday gagida diyaaradaha Aadan-Cadde

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo Sugidda amniga Caasimadda Muqdisho, xilligaan...

Maraykanka oo taageeray go’aan ka soo baxay golaha nabadda ee Midowga Afrika

Xafiiska arrimaha Afrika ee Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa taageeray go’aanka golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika kasoo saaray doorashada Soomaaliya iyo muddo...
- Advertisment -

Most Read