OCHA oo sheegtay in aynan jirin meel ka tirsan Qaza oo nabad ah

0
272

Madaxa xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan isku duwidda arrimaha baniaadannimo ee OCHA ee Daanta Galbeed, Andrea De Domenico ayaa sheegay in aynan jirin meel ka tirsan Qaza oo nabad ah oo lagu badbaadi karo.
Waxaa uu xusay in Qaza ay noqotay meel aan lagu badbaadin sidoo kalena laga bixi karin.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , waxaa duqeymaha Israa’iil ee Qaza lagu dilay ugu yaraan 37,953 qof halka la dhaawacay 87,266 kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here