DHAGEYSO:Mas’uuliyiinta KUPPET ee Embu oo shaqo joojin ku hanjabay

0
239

Mas’uuliyiinta ururka macallimiinta ee KUPPET laantiisa ismaamulka Embu ayaa cabasho ka muujinaya in lacagaha caymiska ee barayaasha laga jaro aan lagu wareejin isbitaallada si loogu adeego.
Xoghayaha KUPPET ee Embu ,Jacob Karura ayaa guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ka dalbaday inuu arrinkan wax ka qabto.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in haddii aan la xallin tabashadooda in macallimiinta ay shaqo joojin guda geli doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here