Ugu yaraan 8 qof oo lagu dilay Qaza

0
80

Ciidamada Israa’iil ayaa lagu soo warramayaa in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyeen guud ahaan Qaza.
Ugu yaraan 8 qof ayaa lagu dilay weerar lala eegtay guri ku yaalla xaafadda Zeitoun ee magaalada Qaza.
Tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii , ugu yaraan 37,431 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymaha ay weli Israa’iil ka wado Qaza halka la dhaawacay 85,653 kale.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here