DHAGEYSO:Shacab Muqdisho oo ka falceliyay amar ka soo baxay dowladda Soomaaliya

0
313

Iyadoo shalay ehellada dadkii lagu aasay xabaalaha Iskool Buluusiya la siiyay 10 cishe oo ay meydadka kula baxayaan ayaa qaar ka mid ah shacabka Muqdiso arrintan ka falceliyay.
Waa kuwaan qaar ka mid shacabka Muqdisho oo siyaabo kala duwan arrintan uga hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here