Dadka ku shaqeysta farsamada gacanta ee ismaamulka Mandera ayaa dowladda ugu baaqay inay wax soo saarkooda ku taageerto iyagoo sidoo kale ka hadlay sida ay bulshadu u aragto shaqooyinka ay qabtaan ee ay nolosha qoysaskooda ku maareynayeen muddo 30 sano ah.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa warbixintan oo dhameystiran ka soo diray Mandera.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Odayaal muddo 30 sano ah ku shaqeysanayay farsamada gacanta oo u warramay...




