Xisbullah oo sheegtay inay bartilmaameedsatay askarta Israa’iil ee koonfurta Lubnaan

0
430

Kooxda Lubnaan waxay sheegtay in koox gaadiid iyo askar ka tirsan ciidanka Israa’iil lagu bartilmaameedsaday duleedka tuulada Odaisseh iyadoo la adeegsanayo gantaallo badan.
Xisbullah waxay sheegtay in weerarku uu yimid saaka iyadoo jawaab u ah weerarrada Israa’iil ee Lubnaan.
Weerarkan ayaa la sheegay in uu saameyn adag ku yeeshay ciidamada israa’iil.