Weeraro lagu qaaday waqooyiga Israa’iil

0
48

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay saaka inay ka jawaabayaan “duullaan lagu soo qaaday aagga Al-Aramshe ee waqooyiga Israa’iil.
Waxaana qeybo ka mid ah israa’iil laga maqalaya dhawaqa digniinaha.
Ilaa iyo hadda ma cadda ciidamada ka dambeeya weerarka saaka lagu qaaday waqooyi Israa’iil iyadoo wali ay jirto xiisadda Israa’iil ee kala dhaxaysa Xisbullah iyo Iran