Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo shaaciyay soo dhisidda maamul dowladeed oo ay ku mideysan mucaaradka

0
341

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa shaaciyay soo dhisidda maamul dowladeed oo ay ku mideysan yihiin isaga iyo madaxa mucaaradka Benny Gantz.
Tirada dadka u dhintay dagaallada ee dhanka Falastiin ayaa gaartay ugu yaraan 1,354 qof.
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay inay dhaawacmeen 6,049 qof oo dheeraad ah halka Israa’iil laga dilay ilaa 1,300.