Wasaaradda gaadiidka ee dalka ayaa kordhisay qiimaha lacageed ee laga qaado baabuurta isticmaasho waddada wayn ee Nairobi Expressway.
Wasiirka gaadiidka ee dalka Kipchumba Murkomen ayaa isbeddellan ku shaaciyay qoraal rasmi ah oo soo baxay 31-dii bishii hore.
Murkomen ayaa arrintan u aaneeyay isbeddel ku yimid heerka lagu sarrifto doolarka Maraykanka ee caalamka iyadoo qiimaha shilinka dalka uu hoos u dhacay marka loo barbardhigo doolarka.
Qiimaha lacageed ee isticmaalka waddada wayn ee Nairobi Expressway ee la kordhiyay ee si degdeg ah u dhaqangalaya ayaa ah
Mlolongo to Westlands 500 oo shilin
Syokimau to Westlands:500 oo shilin
SGR to Westlands: 410 oo shilin
JKIA to Westlands: 410 oo shilin
Eastern Bypass to Westlands: 410 oo shilin
Southern Bypass to Westlands: 330 oo shilin
Capital Center to Westlands: 250 oo shilin
Haile Selassie to Westlands: 250 oo shilin
Home Wararka Kenya Qiimaha ay bixiyaan gaadiidleyda isticmaalaya waddada wayn ee Nairobi Expressway oo la...




