DHEGEYSO:Rakaab badan oo ku xayirmay wadada Suswa ee Narok

0
129

Boqolaal rakaab ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay ku xayirmay qaybo badan oo ka mid ah wadada Mai Mahiu-Suswa-Narok ka dib markii wadadaas ay ku soo rogmatay dhoobo iyo carro badan.
Xaaladdu waxay si xun u saameysay rakaabka iyo kuwa wata gaadiidka xamuulka qaada.
Tan ayaa sababtay ka dib markii ay da’een Roobab xooggan kaasi oo waxyeeleeyay dhowr meelood oo ku hareeraysan wadada Suswa.